Home
LATEST ARTICLES
Waxbarashada toos ah waa mid joogto ah oo anaan marna la joojin, isbedelada tiknoolojiyada iyo waayaheeda waxa uu fududeeyay in dunida ay kuso kororto aqoon cusub oo la jaanqaadeysa hormarka iyo...
Bilowga sanad walba waxa ay dadku dhigtaan amaba ay qorsheystaan iney sameystaan caadooyin cusub amaba iney isaga haraan caadooyin xun xun oo ay markasi rabaan iney iska joojiyaan . Caadooyinka...
Caado cusub oo aad sameysato waxa ay bedeleysa noloshada , lakiin waxa ay ubahantahay joogteyn iyo dulqaad fara badan . Caadooyinka waxa ay ku dhismaan joogteynta iyo ku celcelinta , caado...
Nidaamka dhabta ah ee maamulida daqliga waa aasaaska ama tiirka qaninoqoshada si aad u gaarto yoolalka aad nolosha ka leedahay , hadii aad hada bilaabeyso safarkaga maareyta dhaqaalaha kuso gala ama...
Marka hore waa inaad jawaab u heshaa su’aasha ah ”side u sameysta caado wax aqris? “ waayo maskaxda bini adamka waxa ay wax ku garata su’aal isweydiinta sida ay ku xustay buuggeeda”Nadiifinta iyo...
Nidaamka subbaxnimo ee qofka muslimka ah waxa uu ku billowda sidan soo socda, waa lagu kala duwanan kara balse halkan waxan kugula wadaageyna qaabka ugu wanaagsan ee qofka muslimka ah uu malintiisa ku...
Kahor inta anan kuu sharixin shaqooyinkan iyo qaabadka aad lacag kaga sameyn karto bal aan isla yara fiirino waxa ay tahay shaqooyinkan loo yaqaano “side hustle jobs” erey ahaan markan isku dayay inan...