Browsing:

Category: Blog

DHISIDA CAADOOYINKA

Caado cusub oo aad  sameysato waxa ay bedeleysa  noloshada , lakiin waxa ay ubahantahay joogteyn iyo dulqaad fara badan . Caadooyinka waxa ay ku dhismaan joogteynta iyo ku celcelinta , caado ma dhismato ilaa aad ku celceliso ilaa marka dambe Read more…


MAAREYNTA DHAQAALAHA IYO DHISIDA KEYD.

Nidaamka dhabta ah ee maamulida daqliga waa aasaaska ama tiirka qaninoqoshada si aad u gaarto yoolalka aad nolosha ka leedahay , hadii aad hada bilaabeyso safarkaga maareyta dhaqaalaha kuso gala ama aad horey uso bilowday waxa lagama maarmaan ah inaad Read more…


SIDEE U SAMEYSTAA CAADO WAX-AQRIS?

Marka hore waa inaad jawaab u heshaa su’aasha ah ”side u sameysta caado wax aqris? “ waayo maskaxda bini adamka waxa ay wax ku garata su’aal isweydiinta sida ay ku xustay buuggeeda”Nadiifinta iyo kobcinta maskaxda” qoraa Safiyo Farah Baandhe.  Hada Read more…


NIDAAMKA SUBAXNIMO EE QOFKA MUSLIMKA AH.

Nidaamka subbaxnimo ee qofka muslimka ah waxa uu ku billowda sidan soo socda, waa lagu kala duwanan kara balse halkan waxan kugula wadaageyna qaabka ugu wanaagsan ee qofka muslimka ah uu malintiisa ku bilaaban karo.  Qofka muslimka ah waxa uu Read more…


5 SHAQO OO AAD LACAG KA SAMEYN KARTO WEEKEND GA.

Kahor inta anan kuu sharixin shaqooyinkan iyo qaabadka aad lacag kaga sameyn karto bal aan isla yara fiirino waxa ay tahay shaqooyinkan loo yaqaano “side hustle jobs” erey ahaan markan isku dayay inan kuu turjumo misana aan kuu sharaxo waxan Read more…